SE05EP12 Fan iyo Fannaan

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax

Categories:

Cumar Seerbiya waa weriye wakhti badan geliyey baadhista fanka iyo fannaanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay waxa loogu yeedho fanka reer magaalka, bilowgiisii, aragtida bulshada iyo maanta halka uu marayo. Dhegaysi wacan!Support the show