Mohamed Deeyoow loo Magacaabay G. degmada Boondheere Gobolka Banadir
Muqdisho Podcast - A podcast by Kamal

Categories:
Send us a text Gudoomiye madaale ayaa magacabay 3 Gudoomiye kamida degmooyinka Gobolka Banadir, Degmada Hodan Cali Axmed Faarax Degmada Boomdheere Mohamed Deeyoow Degmada Waabari Mohamed Sayid Cali Support the show