Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 2aad

Radio Deegaan Codka Geeska - A podcast by Deegaan Codka Geeska

Categories:

Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.