Maxaad ka aaminsantahay feminism ?

Reer Guuraa - A podcast by Muna iyo Shukri

Categories:

Qaybtan waxaanu ka doodaynaa fikirka "feminism", iyo waxa uu ku dhisanyahay, waxaana marti nooga ah Istahil iyo Fartuun.