Qaybtii 2-aad ee Ramadanka iyo qurbaha

Qaybtan waxaan ku soo qaadanaynaa  "dilemmas"  ay noo soo gudbiyeen dhagastayaashu.   *Fiiro gaar ah: hilmaan hadal kumo jiree meesha aanu nidhi "masaajidada ayaa la xidhay Ramadanka darteed" waxan oga jeednaa, masaajidada ayaa la xidhay corona darteed. 

Om Podcasten

Hadafka aanu ka leenahay Podcast-kan Reer Guura , waxaa weeye in aanu dhisno oo xoojino shaqsiyada qofka muslimka ah ee soomaaliga ah. Waxaanu ku soo qaadan doona mawduucyo kala duwan oo khuseeya bulshada soomaaliyeed. Mawduucyadaaas oo aanu rajaynayno in ay ku raad reebaan dhagaystayaasha ku taxan Podcast-kan. Hadii ay jiraan wax talo iyo tusaale ah oo aad nagu soo kordhin karto, aad ayaanu usoo dhawaynaynaa, ee fadlan, nagala soo xidhiidh ciwaanada aanu ku leenahay baraha bulshada.