Qaybtii 3- aad ee Ramadanka iyo qurbaha

Reer Guuraa - A podcast by Muna iyo Shukri

Categories:

Qaybtan waxaa marti noogu ah Hanad Xassan, waxaanu kaga hadlaynaa Ramadanka iyo qurbaha. Waxa kale oo aanu ku soo qaadanaynaa "dilemmas" ay noo soo gudbiyeen dhagaystayaashu.