5 Episodes

  1. Episode kan wuxu ku saabsan yahay ( life balance, mentorship and productivity ) ustaad mubarak hadi

    Published: 10/1/2022
  2. Wa kuma hogaamiye ( Ustaad Yusuf noor )

    Published: 9/22/2022
  3. Waraysigii oo dhamaystiran ustaad ahmed darwish ( kobcinta maskaxda )

    Published: 9/18/2022
  4. Hordhac

    Published: 8/27/2022
  5. Saamaynta fikirka iyo sidaad isbedel u abuuri kartid

    Published: 8/27/2022

1 / 1

Ujeedka podcast wa in aan ku soo gudbinno horumarinta shaqsiyeed, maandhiska, hal-abuurka, isbedelka , guulaha iyo taaariikhdooda bulshada haldoorkooda ah, si ay inoola wadaagaan safaradooda iyo casharada aynu ka baran karno ama khibrad ahaan. Sido kalena dadku uga helaan talooyin iyo taxanayaal u hoga tusaaleeya hayaankooda nololeed ay ku jiraan noocyadiisa kala duwan!