# 35: Wareysi aan la yeelanay Kaltun - kobcinta iyo koriinka caruurta da'da yar

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Waxaynu qeybteenaan wareysanay Kaltun Abdulahi Guuleed oo ku taqasustay kobcinta iyo koriinka caruurta, qaasatan caruurta da'da yar. Waxay Kaltun nala wadaagtay sidaan caruurta u kobcin lahayn jir ahaan, maskaxiyan iyo shucuur ahaanba, iyadoo cilmigii maadiga iyo tii diinigaba dhinac walba ka eegtay.Heesta horudhaca waxaa iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeHeesta dhamaadka ee la yiraahdo 'Ubadkaa mudnaanta leh' waxaa iskaleh Aar Maanta. https://www.youtube.com/watch?v=Hc_zrRYx8Bc&ab_channel=AarMaanta-TopicWixii su'aalo oo ku saabsan kobcinta caruurta da'da yar nala soo wadaaga: [email protected]