Ladnaan Podcast

A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

53 Episodes

  1. # 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M.

    Published: 11/15/2023
  2. #51: Muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka, ilmaha iyo macalinka

    Published: 10/15/2023
  3. # 50: Ladnaan 3 years! Sidee buu noqon mustaqbalka Ladnaan?

    Published: 9/10/2023
  4. # 49: Ladnaanta nolosha waxeey ku jirtaa qiimeynta nafsadaada

    Published: 8/20/2023
  5. # 48: Sideey caruurteena ku sameeysan karaan saaxiib wanaagsan

    Published: 7/7/2023
  6. # 47: Xusuus wanaagsan la samee caruurtaada

    Published: 6/11/2023
  7. # 46: Daryeel Bulsho - Wareysi aan la yeelanay Qoraaga Abdukadir A. Mursal

    Published: 5/21/2023
  8. # 45: Bisha Ramadan iyo sidaan u kobcin lahayn qoyska

    Published: 3/19/2023
  9. #44: Waa maxay Burn-out? Sideena looga hortagi karaa?

    Published: 3/4/2023
  10. #43: Sideed tahay adiga waalidka ah ee caruurta yar-yar haysta?

    Published: 1/22/2023
  11. # 42: Sideen caruurteena uga badbaadinaa shaashada & aaladaha elektorooniga?

    Published: 1/2/2023
  12. #41: Part 3-Marxaladaha horumarinta caruurta jirta 4-5 jir

    Published: 12/4/2022
  13. #40: Part 2: Marxaladaha Horumarka Koriinka Caruurta 1-3 jir

    Published: 11/13/2022
  14. #39: Marxaladaha Horumarka Koriinka Carruurta, 1-3 sano jir- Part 1

    Published: 10/31/2022
  15. #38: Sideen u jecleysiinaa caruurteena iskuulka

    Published: 9/12/2022
  16. # 37: Sidaan caruurta ugu diyaarin leheen iskuul sanadeedka

    Published: 8/20/2022
  17. # 36: Wareysi Luul oo ah social worker/social sekreterare

    Published: 7/10/2022
  18. Special episode: Guur & Gayaan

    Published: 6/22/2022
  19. # 35: Wareysi aan la yeelanay Kaltun - kobcinta iyo koriinka caruurta da'da yar

    Published: 5/31/2022
  20. #34: Aasaaska waalidnimada

    Published: 5/8/2022

1 / 3

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast