# 42: Sideen caruurteena uga badbaadinaa shaashada & aaladaha elektorooniga?

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Sanad wanaagsan ayaan idin leenahay dhageystayaasheena meel walbo oo aad joogtaan. Anagoo weli ku guda jirna caruurta da'dooda u dhaxeeysa 1-6 jir waxaan xalqadan idinkugu haynaa dhibaatooyin ay waalidiinta adduunka dhan ay isla wadaagaan oo ah sideen uga badbaadinaa caruurteena shaashada iyo aaladaha elektorooniga?Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]