# 62: Sideed u xoojineysa da’yarta autism/ADHD ga leh kalsoonidooda
Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal
Categories:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida waalidka uu ilmihiisa u xoojin lahaa kalsoonidiisa iyo siduu isku dabiri lahaa keligii. Waa xalqadii noogu dambeysay ee taxanaheena caruurta leh neurodivergent condition. Waa xalqad xiiso badan aanu rajeyneyno in waalid badan ay ka faaideysan doonaan. Xataa haddii uusan ilmahaagu qabin xaaladaan waxaad caawini kartaa waalidka kale ee haysa ama waxeey kuu noqoneysaa aqoon un kuu koradhay. Introduction music...