#29: Part 2 - Maandhaye & Maandhaqe - daaweynta & ka hortaga cudurada dhimirka iyo nafsiga

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Kusoo dhawaada qeybteena labaad ee maandhaye iyo maandhaqe. Hanna waxay qeytani nooga hadleysa daaweynta iyo ka hortaga. Waxay kaloo Hanna wax inooga sheegi doontaa dardaaran ay ugu tala gashay waalidiinta.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeWixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]