#30: Maxaynu ka faa'iideysanay xalqadihii lasoo dhaafay?

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Waxaanu hore uga hadalnay taxanihii lasoo dhaafay Isbadalka dabeecadaha iyo habdhaqanka ku yimaada ciyaalka da’da 13-18 jirka ay, iyo caafimaadkooda  maanka.Waxaanu waraysanay Asma oo psychologist ah iyo Hanna oo ah registered nurse kuna takhasustay caafimaadka maanka iyo dhimirka.Xalqadani waa gunnanadka taxanahaa aanu soo qaadanay iyo inaan faadumo iyo aniga oo sagal ah aanu soo koobno falaqaynteenii, ra’yigeenii iyo wixii aanu ka faa’iidaysanayba. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeWixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]