#31: Sideen ugu diyaarinaa nolosha ubadkeena dhalinyarada ah?

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa taxano cusub ·  Oo aan  kaga hadli doonaa dhalinyarada markay soo gaadhaan d’ada 18-ilaa 24 oo ah da'da ay u gudbayaan nolosha dadka waaweyn.  Taasoo laga filayo masu’uuliyad, go’aan qaadasho iyo ineey xil isa saaraan. Waxaa dhalinyaradaani lasoo gudboonaado caqabado badan. Haddaba waalidnimadeena ma waxeey ku egtahay ilaa ay 18 jir noqdaan mise weey sii socotaa. Haddaba ka dhageyso qeybteenaan.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeWixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]