#32: Dowrka waalidka uu ka cayaaro qayimka iyo mabda'a dhalinyarada

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Qeybteena waxaan kaga hadli doonaa  sida dhaliyaradan looga caawin lahaa inay fikradahooda iyo mabd’a khaas u ah ay u samysan karaan, adigoo aan fikradahaaga ku khasbayn. Haddaba sidee ayuu waalidka taa uga caawin karaa? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeWixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]