#39: Marxaladaha Horumarka Koriinka Carruurta, 1-3 sano jir- Part 1
Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal
![](https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts221/v4/72/c8/ab/72c8ab9f-5537-1fec-5764-f3ad1d8f3b7c/mza_15253098650136518522.jpg/300x300bb-75.jpg)
Categories:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan dhowr xalqadood oo soo socda kaga hadli doonaa Marxalada Horumarka Koriinka Caruurta jirta 1-5 sano jir. Qeybtaan ugu horeeysa waxaan kaga hadleynaa 1-3 jir iyo shanta marxalood ee ugu waaweyn. Ha moogaanin qeybta 2-aad oo aan sii wadi doono. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1...