#40: Part 2: Marxaladaha Horumarka Koriinka Caruurta 1-3 jir

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Taxanaheenaan labaad ee Marxalada Horumarka Koriinka Caruurta jirta 1-3 sano jir waxaan kaga hadleynaa sidaan u xoojin leheen dareenka caruurta iyo shucuurtooda. Waxaan kusoo qaadaneynaa talooyin iyo tusaalooyin waxtar leh.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeLogo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar  Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]