#43: Sideed tahay adiga waalidka ah ee caruurta yar-yar haysta?

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Waa sidee dareenka waalidka caruurta yaryar haysta? Ma waxaad dareemeysaa farxad iyo reyn reyn, mise stress? maxaad sameeysaa si aad uga baxdo mar marka qaarkii stress-ka waalidnimada keenta? Haddaba xalqadan waxaan kuugu haynaa talooyin. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]