#10: Gunaanad, Su'aalo iyo Jawaabo - A summary from previous episodes and Q & A

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno barnaamijkeena maanta. Qeybtan waxaan kusoo koobeynaa qeybaheenii hore ee ku saabsanaa, caafimaadka hooyada, sida aan u kobcin leheen maskaxda caruurteena. Waxaan kaloo qeybteenaan ka jawaabi doonaa su’aalihiinii aad noogu soo dirteen Ladnaan podcast intagram iyo meylkaba. We are so excited to share this episode with you. This episode is a summary of all of our previous episodes regarding parent's health and brain development of our children.  We will also answer your questions that you have sent through Ladnaan podcast Instagram and our email.