#17: Hooyo is daryeel si aad u daryeesho dadka mas'uuliyada kaa saaran - Mother take care of yourself

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Qeybtan waxaan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay inay hooyadu ama qofka dumarka ah leedahay inay is daryeesho si ay u daryeesho dadka mas’uuliyada ka saran. Qof tiisa daryeelaa ayaa midkalena daryeeli kara. In this episode, we will talk about the importance of the mothers to take care of themselves so they can take care of their family.