#11: Ma jeclaan lahayd inaad habdhaqankaaga wax ka badasho?

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Motivation episode - would you like to change yourself? Maadaama uu sanadka cusub inagu soo fool leeyahay, waxaa wanaagsan inaan ka fikirno sanadkii nasoo dhaafay iyo kan soo socdaba. Haddaba ka dhagaysta qeybtaan sidaan wax isdaga badali lahayn habdhaqankeena si aan u kobcino farxada qoyskeena.