#15: Maxaa keenaya in caruurta ay adeega bulshada ka qaadato waalidkooda?
Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal
![](https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts221/v4/72/c8/ab/72c8ab9f-5537-1fec-5764-f3ad1d8f3b7c/mza_15253098650136518522.jpg/300x300bb-75.jpg)
Categories:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Qeybyenaan waxaan ku wareysanay gabar Soomaaliyeed oo ka shaqeeysa adeega bulshada (Social Service/Socialtjänst) ee Iswiidhan. Iyadoo aan weydiineyno sababaha keenta in ay adeega bulshada ay kala wareegto caruurta waalidkooda. In this episode, we have interviewed a social worker from Sweden about the causes of removing children from their parents.