#07: Sidee caafimaadka dhimirka ee waalidku u saameeyo caruurta - Mother's mental health and its effect on the child

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Waxaan barnaamijkeena kaga hadleynaa caafimaadka dhimirka ee waalidka iyo saameynta ay ku leedahay caruurta. Qofka bini’aadamka duruufa badan oo lasoo gudboonaada ayaa waxay sababaan inay dhibaato maskaxda ama dhimirka ah u keenaan. Dhibaatadaas oo muddo gaaban ama dheer qofka saameyn ku yeelata.In this episode, we talk about mother's mental health and its effect on the child.