#22: Sideen u fahamnaa caruurteena da'da qaangaarkaarka ku socota? Understanding children in middle years

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

·       Waxaan qeybaheena soo socda kaga hadli doonaa caruurta da’da iskuulka 7-18 jir iyo horumarkooda ama kobacooda jir ahaan, garaad ahaan, shucuur ahaan iyo xiriirkaba. ·       Qeybteenan ugu horeysa waxaan diirada saareynaa caruurta da’da 7-12 jir ah·       Waxaan marka hore ka hadli doonaa horumarka iyo kobcinta caruurta kadibna waxaan soo qaadan doonaa  tusaalooyin iyo talo