Special episode: Guur & Gayaan

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

Xalqadaan Ladnaan podcast waa mid ka gedisan xalqadihii aad nooga barateen. Waa special episode oo aan ugu tala galnay inaan warbixin ka bixino mawqac ama Platform la yiraahdo Guur & Gayaan. Dhageyso oo nala wadaag ra'yigaaga. Wixii su'aalo ah noogu soo dir: [email protected] Guur & Gayaan waxaad kasoo geli kartaa Instagram account: @guur_iyo_gayaanHeesta intro iyo dhamaadka waa heesta Cabdi Hani, Wiil Goboo