#2: Waalidnimada ma xirfad la bartaa mise waa mid aan ku dhalanay?

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal - Sundays

Categories:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Qeybteena koowaad waxaan uga hadleynaa, waa maxay waalidnimada? Ma xirfad la bartaa mise waa mid uu ilaahay inagu dhaliyay? Miyuuse waalidka u baahan yahay inuu barto siduu ilmihiisa u barbaarin lahaa?Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/music Art by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple...