#05: Waxaan ka jawaabeynaa su'aalo ka timid dhagaystayaasheena - Questions from our listeners

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal - Sundays

Categories:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno barnaamijkeena maanta. Qeybtan waxaan kusoo koobeynaa qeybaheenii hore ee ku saabsanaa, waalidnimada, aasaaska waalidnimada iyo dowrka uu jaceylka ka qaato isku xirnaanta waalidka iyo ilmihiisa. Waxaan kaloo qeybteenaan ka jawaabi doonaa su’aalihiinii aad noogu soo dirteen Ladnaan podcast intagram iyo meylkaba. We are so excited to share this episode with you. This episode is a summary ...