Ladnaan Podcast

A podcast by Fatumo & Sagal

Categories:

53 Episodes

  1. # 33: Dhalinyarada iyo guurka - ma u baahan nahay inaan hagno?

    Published: 2/15/2022
  2. #32: Dowrka waalidka uu ka cayaaro qayimka iyo mabda'a dhalinyarada

    Published: 1/29/2022
  3. #31: Sideen ugu diyaarinaa nolosha ubadkeena dhalinyarada ah?

    Published: 1/9/2022
  4. #30: Maxaynu ka faa'iideysanay xalqadihii lasoo dhaafay?

    Published: 12/26/2021
  5. #29: Part 2 - Maandhaye & Maandhaqe - daaweynta & ka hortaga cudurada dhimirka iyo nafsiga

    Published: 11/28/2021
  6. # 28: Part 1: Maan dhaye iyo maan dhaqe, maxaad ka taqaanaa? Dhageyso wareysiga aan la yeelanay Hanna

    Published: 11/14/2021
  7. #27: Dhalinyarada iyo caafimaadka maanka – wareysi aan la yeelanay Asma Dhamac

    Published: 10/24/2021
  8. #26: Ubadku waa Amaano - dhageyso wareysiga aan la yeelanay Afrah Adan

    Published: 10/10/2021
  9. #25: Isku xirnaanta waalidka iyo cunugiisa qaangaarka ah - Attachment between parent and adolescent

    Published: 9/27/2021
  10. #24: Maxaa keenay isbedelka cunugeyga - Me and My teenage

    Published: 9/5/2021
  11. #23: Sanadguuradii 1-aad ee Ladnaan Podcast - Celebrating 1-year anniversary

    Published: 8/17/2021
  12. #22: Sideen u fahamnaa caruurteena da'da qaangaarkaarka ku socota? Understanding children in middle years

    Published: 7/18/2021
  13. #21: Talooyin ay nala wadaageen waalidka keligii caruurtiisa korsanaya - Advices from single parents

    Published: 6/27/2021
  14. #20: Maxaa caawin kara waalidka ilmaha keligii korinaya?

    Published: 6/6/2021
  15. #19: Kalgacaylka iyo xiriirka labada waalid

    Published: 5/16/2021
  16. #18: Kobcinta qoyska ee bisha barkeeysan ee Ramadan

    Published: 4/5/2021
  17. #17: Hooyo is daryeel si aad u daryeesho dadka mas'uuliyada kaa saaran - Mother take care of yourself

    Published: 3/21/2021
  18. #16: Hooyadu waa lama huraan

    Published: 3/7/2021
  19. #15: Maxaa keenaya in caruurta ay adeega bulshada ka qaadato waalidkooda?

    Published: 2/21/2021
  20. #14: Wareysi hooyo Soomaaliyeed - An interview with a Somali mother

    Published: 2/7/2021

2 / 3

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast